Golaha Wadatashiga Qaranka oo ka socdo xarunta Villa Soomaaliya, uuna guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warbixin lagaga dhagaystay Wasaaradda gaashaandhigga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa...
Read more
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo u dhexeeya Madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad Goboleedyada dalka ayaa goor dhow ka furmay...
Magaalada Muqdisho waxa shalay soo gaaray inta badan madaxda maamul goboleedyada, halkaas oo la filayo in uu ka bilowdo shirka...
Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir ayaa saaka aroornimadii hore howgal ay sameeyeen waxaa ay kusoo qabteen koox burcad ah oo dhac...
Gargaarka bini'aadanimo ee ay ahayd in la geeyo marinka Qaza ayaa sii yaraanaya, ka dib markii la xidhay, labadii goobood...
Ciidamada PMPF ee Puntiland ayaa gacanta ku dhigay dagaalame ka tirsan ALshabaab, kadib howgal ay si gaar ah kaga fuliyeen...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya. Mudane Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa maanta ka daahfuray Jaamacadda Strathmore gaar ahaan kuliyadda Business...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedraalka Somaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Boqortooyada Sacuudiga...
Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay roobabka ka da’ayo Dalka, xili laga digayo inay fatahaado...
Ciidanka Booliiska Soomaliyeed oo Gacanta Ku soo Dhigey Koox Burcad ah oo Taleefoono ka Dhacdey dad Rayid ah, kadib howlgal...
Manama, May 15, 2024 - The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, His Excellency Mr. Ahmed Moalem Faqi Ahmed,...
Read more
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS Salah Jama ayaa shir-guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka...
Waxaa maalintii saddexaad Xarunta Madaxtooyada ka socda Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad Goboleedyada...
Diyaarad nooca Qumaatiga u kaca ee helikobtar ayaa waxay ku burburtay Webi ku yaalla Degmadda Ferzokh ee Gobalka Ghor ee...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-C/salaam Juule...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Manama ee Dalka Bahrain, kula kulmay Madaxweynaha Dalka Ciraaq,...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.